Musasada Europian Muslim Association (EMA )oo baaq u dirtay Umada Soomaaliyeed
(April 28, 2020)
Musasada Europian Muslim Association  (EMA ) ayaa baaq u dirtay umada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxayna ugu baaqday in ay ka qeybqaataan gurmadka magaalada Qardho ee xarunta gobalka
Mu’asasada Al-minhaaj oo deeqdii ugu horaysay gaarsiinaysa Qardho[ Video]
(April 28, 2020)
Qardho:-Mu'asasada Alminhaaj ayaa waxaa ay deeq Raashin ah oo gaarayso ilaa 750 ay balan qaadeen in ay gaarsiiyaan maalinta beri ah Qoysas ku dhaqan Magalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. Raa
Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo gaaray Qardho [Dhagayso]
(April 28, 2020)
Qardho: Sh Fu'aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka mid culimada iyo ducaada oo ka soo kicitimaya magaalad Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa saaka gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar si ay
Madaxweyne Deni oo Kormeeray goobaha ay Qardho waxyeeladu gaarsiiyeen Roobabku
(April 28, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni oo maanta soo gaaray degmada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa waxaa uu kormeeray goobaha ay wax-yeelada u geysteen roobabkii
Madaxweynaha DFS oo ku baaqay in loo istaago Gurmadka magaalada Qardho.
(April 28, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho ayaa ku baaqay
Madaxweynaha Puntland Oo Booqasho Ku Tegay Qardho.
(April 28, 2020)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, oo ay ka dhacday fatahaad ka dhalatay Roobabkii ka da
Daadad ku soo rogmaday Qardho oo khasaare badan sababtay (Daawo Masawiro)
(April 28, 2020)
Ugu yaraan lix qof ayaa dhimatay, ila ka badan 10 kalena waa la la'yahay, kadib roobab laxaad leh oo sababay fatahaad ay ku dhufteen magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar Mas'uuliyiinta go