Madaxweynaha DFS OO Fariin Muhiima ku aadan cudurka Covid -19 u diray shacabka Soomaaliyeed.
(April 11, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan cudurka COVID-19 ayaa ku baaqay in lagu dadaalo taxaddarka
Madaxweynaha Puntland oo tacsi u diray ehelada Axmed Xuseen Xaaji Yusuf (Doonyaale)
(April 11, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Golelayaasha Dowladda iyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Axmed Xuse