Maamulka iyo Wariyaasha Halgan.net oo Dhamaan bulshada Soomaaliyeed u diraya Hambalyo ku aadan Ciida

May 23, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Maamulka iyo dhamaan wariyaasha Halgan.net ayaa waxaa ay ugu hambalyeynayaan umada Islaamka gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed munaasabada Ciidul Fidriga. Waxaa alle uga baryeynaa in dhamaan Umada soomaaliyeed uu ciidal fidriga tan xigta uu ku gaar siiyo Nabad iyo Barwaaqo iyo in alle qalbigooda isku dumo.

Waxaan umada soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu Hambalyey naynaa mar kale munaasabada Ciidul Fidriga waxaan léenahay alle ha idinka aqbalo acmaasha aad samaynaysaan ee kheyrka ah.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.