Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay madaxda hay’adaha Garsoorka Puntland.
(June 30, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta kulan la qaatay madaxda h
Taxanaha Aqoonsi ku sheega Soomaaliland ee Yahuuda iyo Wax ka dhalan kara Sheikh Mohamud Haji Yusuf.
(June 18, 2026)
Garoowe:- Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Garoowe ayaa jeediyey muxaadaro ka kooban 5 xalaqo taas oo uu uga hadlay Khatarta ku gadaaman aqooni ku
Madaxweynaha Puntland oo gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland
(June 18, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo looga hadlay Amniga, iyo arima kale waxaa sidoo kale looga digay
Jawaab kooban oo ku aadan hadalka Fahad Yaasiin uu ku bartilmaamsaday Sheekh Maxamed Idiris Xafidahulaah.
(June 1, 2026)
Garoowe:-Hadalka Fahad Yaasiin ee baraha bulshada soomaaliyeed ay faafiyeen ee ku saabsan Sheekh Maxamed Idiris waa eedeyn shaqsiyeed iyo tuhun aan caddeyn lahayn. Sheekh Maxamed Idiris waa Daaci
Kusimaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland sanadka 2026
(May 30, 2026)
Garoowe:-Kusimaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta si rasmi ah u furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland sanadka 2026, oo ay sanadk
Jamaacatul Ictisaam Bilkitaabi Wasunah oo bayaan adag ka soo saartay Xiriirka Somaliland iyo Yh-da
(May 27, 2026)
Muqdisho:-Jamaacatul Ictisaam Bilkitaabi Wasunah oo bayaan adag ka soo saartay Somaliland oo sheegtay in Qudus Safaarad ka Furatay • بيان جماعة الاعتصام بالكتاب والسÙ
Maamulka Halgan.net oo Hambalyo u diray Umada Soomaaliyeed Munaasabadda Ciidul Adxaa.
(May 27, 2026)
Muqdisho:-Maamulka Halgan.net iyo dhamaan wariyaasheeda ayaa u diraya Hambalyo dhamaan umada Soomaaliyeed ee Muslinka ah Hambalyadaas oo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxaa waxaana alle uga baryeynaa
Madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland.
(May 24, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyey
Shirka Golaha Wasiirada Galmudug iyo xaaladda amniga deegaanada Galmudug
(May 23, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug, kaasi oo diiradda lagu saaray xaaladda amniga deegaanada Galmud
Puntland oo sheegtay in Xassan Sheikh u aqoonsan tahay Madaxweyne hore.
(May 21, 2026)
Garoowe:- Warmurtiyeed ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa waxaa ay Puntland si rasmi ah ugu dhawaaqday In Xassan Sheikh u aqoonsan tahay madaxweyne hore, Warmurtiyeedka ka soo baxay Dowlada Puntland

« Previous Page — Next Page »