Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda Mareykanka
(May 20, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay waf Madaxweynaha DFS warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub Ee Jabuuti
(May 19, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Jabuu Maxaa laga filan karaa Shirka DFS iyo Mucaaradka ee ka socda magaalada Muqdisho.
(May 14, 2026)
Muqdisho:-Waxaa shalay ka furmay magaalada Muqdisho Shir u dhexeeya DFS iyo Mucaaradka waxaana uu shirka uu ka furmay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho .Shir ayaa waxaa dhanka DFS horkacayey Madax Madaxweynaha JFS oo ka hadlay Mucaaradka iyo Doorashada Koonfur Galbeed,
(May 10, 2026)
Muqdisho:-Hadaljeedinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee xaaladda guud ee dalka, doorashooyinka qof iyo cod ee si nabad ah saaka uga bilowday deegaana Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti.
(May 9, 2026)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Isma Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiyada Amniga iyo Horumarinta ee magaalada Boosaaso
(May 9, 2026)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiyada Amniga iyo Horumarinta ee magaalada Boosaaso, si loo dardargeliyo shaqooyinka socda iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland tababar u furay xirfadaha Garsoorka iyo xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada.
(May 3, 2026)
Garoowe: Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta furay tababar ku saabsan horumarinta xirfadaha Garsoorka iyo xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Madaxweynaha DFS oo shir wada tashi ugu yeeray Mucaaradka DFS
(May 2, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaas Madaxweynaha Puntland oo tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka cusub ee Booliiska.
(April 29, 2026)
Carmo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo kusoo gaaray degmada Carmo ee Gobolka Bari, ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka cusub ee Bool Madaxweynaha Puntland kulan gaar ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliiska
(April 23, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay oo kulan gaar ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliiska ee dhowaan loo magacaabay Hoggaamada Booliska iyo Taliy
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

