Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed oo booqday xarumaha wasaaradaha ee Puntland
(August 28, 2011)
Garoowe:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Axmed oo maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Puntland ayaa socod ku soo dhexmaray magaalada garoowe waxaana uu socdaka ka soo bilaabay wadada laami