Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed oo booqday xarumaha wasaaradaha ee Puntland

August 28, 2011 - Written by

Garoowe:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Axmed oo maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Puntland ayaa socod ku soo dhexmaray magaalada garoowe waxaana uu socdaka ka soo bilaabay wadada laamiga ah ee ka timaada garoonka diyaaradaha waxaana la socday Raysalwasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Cali Gaas iyo Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole.

 

Ciidanka Amaank ee magaalada Garoowe iyo kuwa daraawiishta ayaa si weyn u sugan amaanka Shariif Sh Ahmed madaxweynaha DFKM ee maanta soo gaaray Garoowe.

Madaxweynaha DFKM ayaa socdaalkiisa ka soo bilaabay goobta Enjida waxaana uu ku tagey ilaa barxadda Garoowe waxaana uu booqasho ku tagay sidoo kale wasaaradaha Puntland

Madaxweynaha DFKM ayaa haatan ku sugan Isbitaalka guud ee magaalada Garoowe waxaana uu booqan doonaa sidoo kale xerooyinka ay ku sugan yihiin barakacayaasha.

wixii war ah ee soo kordha iyo Masawirada kala soco dhawaan Halgan.net

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2011
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online