Dr Saadiq Eenoow oo wacdi ka jeediyey masjidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester
January 1, 2012 - Written byLeicester :-Waxaa maanta oo ay Sabti aheyd 31/12/2011 lagu qabtay masaajidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester Muxaadaro qayim oo ka hadleysay midnimada iyo sidi loo soo celin lahaa Soomaali nimada bur burtay ayaa waxaa soo jeediyay Dr Saadiq Eenoow oo sfara ku sio gaaray magaalada Leicester
Dr Saadiq Eenoow oo runtii ah aqoon yahan Soomaaliyeed oo aad wax uga qora taariikhda Soomaalidaba ayaa waxaa uu halkaasi ka soo jeediyay muxaadaro qayim ah oo dadkii ka soo qeyb galay ay wax badan ka faa’ideysteen, isagoo si weyn uga hadlay dhibaatada guud ee dalkeena ka jirta iyo sida looga bixi karo.
Runtii bulshada Soomaaliyeed ee reer Leicester ayaa casharkaas qayimka ahaa aad u soo dhaweeyay iyagoo raxan raxan isagu hanbalyeeynayey qaarkoodna jeclaan lahaa in casharkaas intaan ka sii ballaarto. Waxay kale oo ku dareen in ay Leicester u tahay sharaf weyn in Dr Saadiq Eenoow uu booqosho ku yimaado.
Dr Saadiq Eenoow ayaa la filayaa in maalinta beri ah uu gaaro magaalada Birmingham dhamaan dadkii ka soo qayb galay darsigii maanatya uu Dr Saadiq ka jeediyey Masjidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester ayaa alloe ugu baryey Dr Saadiq in alle ka abaalmariyo ajarna ka siiyo wacdiga wanaagsan ee uu soo jeediyey Ajar fara badan
Cabdixakiim Jaamac Jooje
Social Development Adviser –
Leicester UK
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
2 Comments so far
Leave a comment
sck duco waxaa idinkufilan kheyrka aad umada uhaysaa taariikhda ayaana qoraysa waxqabadi kiina ok waxaan idin kasugaynaa sidaan horay idiin kabaranay muxaadaradii sheekha waana mahadasan tihiin
khazaakumulaah kheeyr wlaaha halgan oo hadh iyo haben u taagan soo gudbinta muxaadarooyinka culimada kheeyr faraban alah haydin siiyo
mixaadara shiikh saadiq oo duuban manoo soo gudbinkartaan barakalah fiikum