Golaha wasiirada DFKM oo kulmay warsaxaafadeedna soo saaray (Akhriso)
January 19, 2012 - Written byMuqdisho:-Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin safarkii Ra’iisul Wasaaraha ku tegey Kenya iyo Djibouti, arrimaha amniga, Gargaarka Bani’aadanimo, canshuuraha berriga iyo warbixin wasiirka Haweenka iyo 3 wasiir ku xigeen oo ka qeybgalay shir ka dhacay Tunis.
Hoos ka Akhriso warsaxaafdeedka ay maanta soo saareen golaha wasiirada ee DFKM
A/Cawale
Halgan.net