Afhayeenka Raaskaambooni oo ka hadlay Qarax maanta ka dhacay Kismaayo (Dhageyso)
November 25, 2012 - Written byKismaayo:-Afhayeenka ururka Raaskaambooni oo ka mid maamulka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dhowr ay ku dhaawacmeen qarax xili hore ee saaka ah ka dhacay Kismaayo. Afhayeenka oo u waramay Idaacadda VOA ayaa sheegay in ay adag tahay in la horjoogsado qaraxyadan, hase yeeshee ay ku dadaalayaan sidii ay u yareyn lahaayeen.
Hoos Ka Dhageyso Afhayeenka Ururka Raaskaambooni C/naasir Seeraar Maax oo ka waramaya Qaraxii maanta Kismaayo Ka Dhacay.
[audio:https://halgan.net/Mp3/kismayo.mp3]VOA