Duruustii kitaabka منهاج الطالبين وعمدة المفتين Sh Maxamuud Shible oo na soo gaaray (Dhageyso)
November 26, 2012 - Written byNairobi:-Waxaan akhristayaasha Halgan.net u Bishaareyneynaa in aan caawa u soo gudbin doono duruustii kitaabkii منهاج الطالبين وعمدة المفتين ee uu alifay alaha u naxariistee أبو زكريا محيي الدين يحيى بن شرف النووي ee uu akhriyo Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah.
Sheekh Maxamuud Shible ayaa Kitaabkan waxaa uu ka akhriyaa Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi wuxuuna Sheekha si fiican u sharxay Kitaabka waxaa Sheekha marayaa darsigii 27 waxaana idiin soo gudbin doonaa dhamaan duruustii oo dhan
Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah ayaa inta uusan bilaabin Kitaabka منهاج الطالبين وعمدة المفتين waxaa uu ka hormariyey ilaa 6muqadimo oo uu uga hadlay ahmiyada fiqiga gaar ahaan Fiqi Al-Shaafici iyo dowrkii uu soo maray
Halkan Ka rago Kitaabka منهاج الطالبين وعمدة المفتين
Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net
Nairobi
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
6 Comments so far
Leave a comment
illaahaybaa mahd leh naxaliis iyo nabadgalyyana suubanheenii ayay u sugnaatay.scwrwb.
casharadii sheekheena qudabhiisii aaway sheekheena fasiixa ah sh umal ma naga jarteen.
mida kale akhbaaraadka caalamulislaam maxaa idiin diiday sida walaalaheen maser oo kale
mise qolada culumada cayda sidoodii ayaad diideen akhbaardka wanaagsan ee umadu ku farxeyso.
qudbadihii sh umal noo soo celiya
barakallaahu fiikum
scwrwb
waan idisalaamayaa dhaam shaalaha netka halgan waxaasalaamayaa ookale sh shibili waxaan waydiisanayaa shiihha maxaa diraa =d kii balan qaaday
السلام عليكم جزاكم الله خيرا مازلنا ننتظر الدرس الثاني من منهاج الطالبين
وتقدمون
اعمالا جليلة للشعب الصومالي من كتب دينية ومحاضرات
waxaan idinka codsanaynaa inaad kitaabka minhaajka markuu idin soo gaaro sida ugu dhaqsaha badan noogu soo gudbisaan aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin
asalaamu calaykum waraxmatu llaahi wabarakaatuhu salaan kadib walaal waxaan aad iyo aad idiinka mahad celinayaa sida wanaagsan ee add duruusta iyo muxaadaraadka noogu soo gudbisaan waxaan allaah idiin ka rajaynayaa in allah aduun iyo aakhiroba idinka ajar siiyo kitaabkanina waa kii ugu muhiimsanaa aragtidayda oo aad noo soo gudbisaan anigoo ka eegaya shiikheena callamada ah ee duubay allaah aduun iyo aakhiroba ha xifdiyee
ascww
darsigan kii hore ee aan dhagaysanay uun weeyee darsigii 2aad ayaan walaalayaal idinka sugaynay,mahadsanidin