Wasiirada arrimaha dibada ee dalalka Iran iyo Turkiya oo soo gaaray Muqdisho(Masawiro)
November 14, 2012 - Written byMuqdisho: Waxaa soo gaaray goordhow magaalada Muqdisho wafdi balaaran oo ay hogaaminayaan wasiirada arrimaha dibada ee dalalka Iran iyo Turkiya waxaana si weyn ugu soo dhaweeyey Garoonka Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho madax ka tirsan DFS. Wafidiga ka socda labada dal ee Turkiya iyo Iran ayaa waxaa loo galbiyey xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaana ay kulan la qaadan doonaan Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisuk wasaaraha DFS.
Warka oo faahfaahsan dib baan idiinka soo gudbin doonaa inshalaaah.
no images were found
A|Cawale
Halgan.net