Afhayeenka Xisbul Islaam Sh Maxamed Macalin oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho.[Dhagayso]

September 16, 2013 - Written by Editor

maxamedMuqdisho:-Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho Afhayeenkii hore ee ururkii burburay ee Xisbul Islaam Sh Maxamed Macalin waxaan uu sheegay in shir weyne uu uga furmayo magaalada Muqdisho isagoo ku baaqay in shirka laga soo qayb galo. Afhayeenka ururka Xisbul Islaam Sh Maxamed Macalin ayaa sheegay in u jeedada shirka ay tahay in wax laga bedelo hogaanka ururka Xisbul islaam maadaama sidda uu sheegay uu xiran yahay Guddoomiyihii hore ee ururk ka Xisbul Islaam Sh Xassan Daahir Aweys.

Sh Maxamed Macalin oo soo hadal qaaday xariga Sh Xassan Daahir Aweys ayaa waxaa uu sheegay in  Sh Xassan Daahir Aweys loo gudbinayo Xabsiga dhexe lana saari doono Maxkamada Milateri isagoo arrinkaas ku tilmaamay wax laga xumaado.

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id  ee Afhayeenka ururka Xisbul Islaam

[audio:http://k002.kiwi6.com/hotlink/kt2fhw4gnd/maxamedmacalin.mp3] ama Halkaan ka dhagayso

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online