Al-shabaab yaa dhalay? W/Q Sh Axmed Cabdisamad qaybta 2aad
(September 17, 2013)
Shaki kuma jiro inay yihiin u bad Soomaaliyeed oo mid walba ka soo jeedo qoys ka mid ah qoysaskeena. In kuwo aan soomali ahayn ku laban yihiina soomaalinima dooda wax ka badali mayso marka laga reebo
R.W Saacid: “Natiijada Shirkii Brussels waa talaabo horay loogu qaaday dib-u-dhiska dalka
(September 17, 2013)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si weyn u soo dhaweeyey shirka taariikhiga ahaa ee Hiigsiga Cusub (New Deal) oo shalay lagu soo g
Al-shabaab yaa dhalay? 1aad W/Q: Sh. Axmed Cabdisamad
(September 17, 2013)
Baraawe:-Kolkii lagu gubtay dabkii Xarakada Al-shabaab ayaa nin walba doonay inuu u abtiriyo oo waliba uu ku nabo ninkii xinif ka dhexaysey ama uu xumaan la jeclaa, taasna waxay keentay inay xarakadu
Xildhibaano ka tirsan DFS oo gaaray magaalada Baydhabo
(September 17, 2013)
Baydhabo:-Waxaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay xildhibaano ka tirsan baarlamanka DFS oo ay shalay labo maalmood u qabteen malaaqyada beelaha Digil iyo Mirifle ee gobalada Bay
Mid ka mid ah Ergadii Sh Xasan Daahir ka keentay Cadaado oo lagu dilay Muqdisho
(September 17, 2013)
Muqdisho:-Waxaa saaka lagu dilay magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Taleex ee magaalada Muqdisho Faarax Shidane oo ka mid ahaa Odayaashii Dhaqanka ee Sh.Xasan Daahir Aweys ka keentay Degmada Cadaad
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo u dhoofay dalka Talyaaniga
(September 17, 2013)
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sh. Maxamuud kana qayb galay shirkii New Deal ee shalay k a dhacay  magaalada Brussels ayaa saaka u dhoofay dalka Talyaaniga.
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo ka hadlay dilka Abu Mansuur Al-Amriki
(September 17, 2013)
Brussels:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilka Abu Mansuur Al-Amriki iyo khilaafka ka dhex aloosan Ururka Al-Shabaab taas oo keentay in ay saraakiil muhiim a