Fariin Cabsho ah oo ka timid Khattaab Al-Masri oo la faafiyey mar kale (Dhageyso)
(September 15, 2013)
Baardheere:-Waxaa maanta mar kale lagu faafiyey mareegta Rasmi news fariin cod ah oo la sheegay in uu duubay inta aan la dhaawicin lana qaban Khattaab Al-Masri taas oo ku wajahan amiirka Al-Shabaab Ah
Madaxweynaha DFS Xasan Sheikh Maxamud oo soo gaaray Brussels
(September 15, 2013)
Brussels:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh.Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminaya ayaa maanta soo gaaray Brussels, ee xarunta Midowga Yurub si uu uga qeybga
Qaabkii loo dilay Abuu Mansuur Al-Amriki, oo uu ka warramay Abu Ayaan[Daawo Video]
(September 15, 2013)
Muqdisho:-Abuu Ayaan oo ka mid ahaa ururka Al-Shabaab, ahaan gacan yarihii Ibraahim Afgaan ayaa waxaa uu Tv Universal, uga warramay qaabkii ay ciidanka Al-Shabaab u dileen Abuu Mansuur Al-Amriki iyo U
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo shirkad ka socta Turkiya ku wareejisay Garoonka Aden Cadde.
(September 15, 2013)
Muqdisho:-Waxaa maanta ay DFS ay si rasmi ah ugu wareejisay garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde shirkad cusub oo laga leeyahay dalka Turkiga oo la yiraahdo Favori waxaana xaflada goobjoog ka ahaa masuu
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Brussels
(September 15, 2013)
>Brussels:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Faroole iyo wafdiga uu hogaamiyo ayaa goordhow gaaray magaalada Brussels ee xarunta dalka Biljam. Wafdiga Madaxweynaha Puntland ayaa