Bandhig Cilmiyeed lagu qabanayo London, Birmingham iyo Shefield

September 19, 2013 - Written by Editor

bandhigLondon:-Haddii Eebbe idmo, waxaa maalinta Axadda oo ku beegan 22-ka September ‘Bandhig Cilmiyeed’ lagu qaban doonaa hoolka shirarka ee Masjidka Daaru Ricaaya ee magaalada London.Bandhig cilmiyeedkaas oo lagu soo bandhigi doono daraasado lagu sameeyey ganacsiga, bangiyada islaamka iyo hoggaaminta, ujeeddadiisu waa sidii dadka ku hadla luuqadda Soomaaligu u yagleeli lahaayeen ganacsiyo gaarsiiyo hammigooda iyo hiraalkooda; u gadan lahaayeen guryo iyagoon ribo iyo xaaraan ku dhacayn; una fahmi lahaayeen hoggaamnita. Bandhig cilmiyeedka waxaa imaan doona qorayaal iyo xeel dheerayaal culuunta ganacsiga, bangiyada islaamka iyo hoggaaminta si aad xor ugu noqotid masiirka noloshaada. Halkaan ka eeg qoraalka oo faahfaahsan

Source: http://buuh.net

 

 

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online