Culimo uu ka mid yahay Sh Axmed Cabdisamad oo booqday xalay Sh. Xasan Daahir Aweys

September 18, 2013 - Written by Editor

sh xassanMuqdisho:-Waxaa xalay salaadii cishe ka dib ku booqday xarunta nabadsugida ee uu ku xiran yahay Sh Xassan Daahir Aweys culimo ka tirsan culimada Soomaaliyeed ee uu horkacayey Sh Axmed Cabdisamad iyo culimo kale. Booqashadaan ayaa ahayd mid culimadu ay doonayaan in ay bal soo eegaan Shiikh Xassan Daahir xaalka uu ku sugan yahay iyo  in culimada ay iska waraystaan xaalada guud ee Soomaaliya.

Culimadaan oo ahaa  kuwa ay Sh Xassan Daahir  Awys ay soo wada shaqeeyeen mudo dhan ku dhawaad 40 sanno aya waxaa dhex maray is waraysi iyo wada hadal dheer, Sh Axmed Cabdisamad oo ka mid ahaa culimadaas ayaa  sheegay in Shiikh Xassan Daahir Aweys uu caafimaadkiisu fiican yahay  oo qofkii horay u yaqaanay uu garanayo Shiikh laakiinse laga dareemayo  xaaladii  uu ku sugnaa sanadihii danbe ee uu ku noolaa goobaha ay ururka Al-shabaab ka taliyaan gaar ahaa degmada Baraawe.

Wadahadala dhexmaray culimada uu ka mid yahay Sh Axmed Cabdisamad  iyo Sh Xassan Daahir Aweys ayaan dib idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaahu

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online