Howlwadeenada Iskuulka Imaamu Shaafici ee Gobolka Shabeel oo codsi diray.[masawiro]

September 8, 2013 - Written by Editor

OLYMPUS DIGITAL CAMERADhismaha Iskuulka sare ee Iimaamu Shaafici ee Magaalada Godey ee Gobolkla Shabelle ee is maamulka Somaidda Itoobiya ayaa maraya heer gaba gabo ah ka iyadoo uu soo  bilowday muddo haatan laga joogo 5 bilood dhagax dhigiisa iyo dhismihiisuba uu  soctay mudadaas. Iskuulka sare ee Imaamu Shaafici ayaa ah mid Islaami ah oo ay la socon doonaan maadooyinka maadiga ah (Santivic Subjects) waxaa kale oo lagu wadaa in Musataqbalka dhow ay Howladeenada Iskuulkan hirgalin doonaan Jaamacadda idinka alle.

Dhismaha iyo howlaha Iskuulka ayaa so bilowday mudo haatan laga joogo 5 Bilood isagoo dhismihiisa la dhagax dhigay taariikh du markay ahayd 5tii April ee Sanadkan waxaana ilaa hadda si rami ah u so gaba gaboobay dhismaha Fasalada Kowaad ilaa iyo Tobnaad, waxaa sidaa oo  kale iyadana la bilaabayaa qeybta Maamulka ee Iskuulka.

Iskuulkan ayay Howshiisa isku xilqaameen Culimada ay ka midka yihiin Sheekh Maxamuud Sh.Maxamed Shibli, Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar (madani) Sheekh Cabdulaahi Cumar Nuur ( Barakallah ) , Sheekh Xasan Maxamed Ibraahiim (Abuu Xasaan ) , Sheekh Ramadaan Sheekh Maxamed Shibli, Sheekh Cabdiraxiim Abuu Ceynayn , Sh.C/raxmaan Wardheere, Sheekh C/raxmaan Qeyliye, Sheekh Qorane Aadan Wali , Sheekh Aadan Bashiir Dhaabe.

Howladeenadda Iskuulka ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogtaba ugu baaqaya in ay ka wada qeyb qaataan dhameystirka Iskuulka, waxayna sidaa oo kale soo dhaweeyeen wixii talo iyo tusaalle ah ee ku aadan hab maamuleedka Iskuulka iyo musataqbalkiisaba.

no images were found

Iskuulkan ayaa noqonaya kii ugu horeyay ah ee noociisa oo kale ah oo laga hirgaliyo Gobolka Godey iyadoo iskuulkan sidoo kale uu noqonayo kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee ay dhisaan dadka Deegaanka gobolku iyadoo Xukuumadda Deegaanku ay deeq ku bixisay dhulka laga dhisay Iskuulka.

Diyaariye  C/xakiim Ismaaciil (Cabdi Eesh)

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online