Iska horimaad ka socda weli Westgate Mall magaalada Nairobi

September 21, 2013 - Written by Editor

glassNairobi:-Iska horimaad ayaa weli ka socda gudaha Westgate Mall magaalada Nairobi iyadoo weli kooxdii hubaysnayd ee weerar ka ka danbeeyey ay ku sugan yihiin qayb ka mid ah Dhismaha Westgate Mall, dad weynaha laga soo saaray goobta ayaa waxaa ay waraysiyo siinayaan Tv-ga NTV ee dalka Kenya, Madaxwey naha dalka Kenya ayaa la filayaa in uu dhawaan la hadlo saxaafada.

no images were found

Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya ayaa waxaa caawa la soo darsay cabsi aad u fara badan waxaann ay ka cabsi qabaan in shacabka Kenya iyo ciidanka Booliska ay bartilmaamsadaan goobaha ganacsiga ee Soomaalida iyo xaafadaah ay Soomaalidu degan tahay ka dib markii ay ururka Al-shabaab ay sheegteen weerarka lagu qaaday Westgate Mall iyagoo arrintaas ku sheegtay bartooda Twitterka.

Hoos Ka Daawo si Live ah Iska horimaadka ka socda Westgate Mall magaalada Nairobi

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online