Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Ibraahim Khaliil Sheekh Xasan Khayre Dirir.[Dhagayso]

September 29, 2013 - Written by Editor

SAM_0009Boorame:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Ibraahim Khaliil ee magaalada Boorame ayaa waxaa jeediyey Sheekh Xassan Khayre Dirir waxaana uuna Sheekhu uga hadlay xishoodka iyo sidda uu u qiimo badan yahay islaamkana uu ugu dhiiriyey umada. Sheekh Xassan Khayre Dirir ayaa aad ugu booriyey shacabka ku dhaqan Degmada Boorama in ay ku da,daalaan xishoodka ayna xoojiyaan iimaankooda wixii xumaan ahna ay iska reebaan wanaagana is faraan.

Sheekh Xassan Khayre Dirir ayaa sidoo kale ka hadlay in baryahaan danbe ay magaalada Boorame ku soo badanayaan dad aan dhowraynin xishoodkii iyo karaamadii iyaga oo taas ay si weyn uga muuqato xafladaha Aroosyada. Sheekh Xassan Khayre Dirir ayaa ugu baaqay waxgaraka ,culumada ,iyo Masuuliyiinta magaalada Boorame in ay alle ka baqaan oo ay dhamaantood u is taagaan in umada khayrka la faro xumaantana laga reebo.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Ibraahim Khaliil oo uu jeediyey Sheekh Xasan Khayre Dirir

[audio:http://k002.kiwi6.com/hotlink/fd7f701w3z/sh_xasan_khayre.mp3] Halkaan ka Dhagayso

Axmed Ibraahim Ahmed
Halgan.net, Boorame

 

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online