Madaxweynaha Jabuuti Ismail Omar Gelle oo la kulmay Madaxweynaha Puntland.

September 10, 2013 - Written by Editor

jabuutiJabuuti:-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismail Omar Gelle ayaa  xaruntiisa Madaxtooyada waxaa uu kula kulmay madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole  waxaana ay ka wada hadleen xaalada dalka Soomaaliya iyo xiriirka ganacsiga ee u dhexeeya Jabuuti iyo Puntland.

Kulanka Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha Puntland waxaa kulankooda ku weheliyey madax iyo wasiiro ka tirsan Puntland waxaana ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Jen. Cabdullahi Axmed Jamac Ilkajir, Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Cabdullahi Warsame, iyo Wasiirka Dekedaha Eng.Siciid Maxamad Raage.

Madaxweynaha Puntland C/raxmnaan Faroole ayaa socdaal ku soo maray wadamada Kenya Imaaraadka Carabta, Itoobiya isaga oo haatan ku sugan dalka Jabuuti. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa shalay waxaa uu ka qeyb galay munaasabada laba Dekadood oo cusub lagu dhagax dhigay dalka Jabuuti

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online