Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba oo soo gaaray Copenhagen

September 19, 2013 - Written by Editor

1Copenhagen:-Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa waxaa xalay uu soo gaaray magaalada Copenhagen ee caasimada Danmark.Wafdiga Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Copenhagen ku soo dhaweeyey qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Copenhagen, Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la filayaa in ay kulamo la qaadan doonaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Copenhagen waxaan ay uga warbixin doonaa xaalada gobollada Jubooyinka iyo Gedo  iyo Shirkii New Deal ee ay kaga qayb galeen magaalda Brussels.

Wafdiga maamulka KMG ee Jubba  oo ay xubno muhiim ah ka ahaayeen  Prof Gaandi iyo Dr Cumar Cabdirashiid Cali sharmaake ayaa intii ay ku sugnaayeen  magaalada Brussels waxaa ay kulamo la qaateen xubno sare oo ka tirsan Midowga Yurub iyo beesha caalamka iyagoona u gudbiyo  qoraalo ka tarjumaya xaalada ka jirta gobollada Jubooyinka  iyo Gedo waxaan ay codsadeen  in Hay’addaha caalamiga ah ay yimaadaan Gobollada Jubooyinka iyo Gedo si gar gaar loogu fidiyo dad barakacayaal ah oo ku nool goboladaas.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online