Malaaq Yuusuf Cali Sheekh oo lagu dilay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay

September 4, 2013 - Written by Editor

Baydhabo4Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in xalay lagu dilay gudaha magaalada Baydhabo Malaaq Yuusuf Cali Sheekh oo ka mid ah malaaqyada sida weyn looga yaqaanno gobolka Baay. Malaaq Yuusuf Cali Sheekh ayaa Rag bastoolado ku hubeysan waxaa ay ku dileen afaafka hore ee gurigiisa, waxaana u suurtagashay inay goobta ka baxsadaan .

Ciidamada DFS ayaa wax yar ka dib soo gaaray goobta uu dilka ka dhacay waxaana ay bilaabeen howlgalo ay ku baadi goobayaan cida dishay Malaaq Yuusuf Cali Sheekh. Sarkaal ka tirsan ciidanka DFS ayaa ku eedeeyey dilka Malaaq Yuusuf Cali Sheekh in ay ka danbeeyaan ururka Al-Shabaab balse ma jirto ilaa haatan cida sheegatay dilka Malaaq Yuusuf Cali Sheekh.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online