Maxkamadda ciidanka DFS oo dil toogasho ah ku xukuntay labo askari

September 3, 2013 - Written by Editor

Muqdisho:-Maxkamadda ciidamada DFS ayaa dil toogasho ah ku xukuntay labo askari oo ka tirsan DFS kuwaas oo kala ah labo xiddigle Yaxye Sheekh Cabdullaahi iyo Xuseen Cali Axmed oo xubin ka ah ciidamo madani ah oo ka howlgala degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,

Labada Askari ayaa waxaa lagu eedeeyey in ay fal dil ah ka geysteen magaalada Muqdisho Guddoomiyaha maxkamadda ciidammada DFS Liibaan Cali Yarow ayaa ku dhawaaqay xukunka labada askari wuxuuna sheegay in ay dileen labo askari oo kale.

Guddoomiyaha maxkamadda ciidammada DFS Liibaan Cali Yarow ayaa sheegay in maxkamada aysan marna cafin doonin cid ka tirsan ciidanka DFS oo geysta fal danbiyeed.

Waa Markii Labaad oo ay Maxkamada ciidanka DFS ay dil toogasho ah ku fuliso askar ka tirsan DFS oo dil ka geystay magaalada Muqdisho .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online