Sh Mustafe Xaji oo xalay Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Cali Mataan (Daawo )

September 13, 2013 - Written by Editor

mustafeHargeysa:-Sh.Mustafe Xaji Ismail oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Hargeysa ee xarunta S/land ayaa waxay muxaadaro ka jeediyey xalay Masjidka Cali Mataan Waxaana uu Muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay من دلائل النبوة . Sheekh Mustafe Xaji Ismail ayaa si wacan u qaadaa dhigay xujooyinka cadeynaya xaqnimada Nabiyada nabadgalyo iyo naxariis dushooda ha ahaato dhamaantood waxaana ay muxaadarooyinka Sh.Mustafe ay socon doonaan dhowr habeen hadii alle idmo.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii uu Xalay Sheekh Mustafe xalay ka jeediyey Masjidka Cali Mataan Ee magaalada Hargeysa.

Halgan.net
Hargeysa

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online