Sh Shibli oo la wiidiiyey in la caawin karo dadkii wax ku noqday weerarkii WestGate.[Dhagayso]

September 27, 2013 - Written by Editor

shibleNairobi:-Shiikh Maxamuud Shible oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee  u nool  dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa wax laga wiidiiyey xalay xili uu ku gudo jiray Barmaamij gaar ah oo ay soo diyaariyeen Tv-SomaliChannel laguna magacaabo Kulanka Shiikh Shibli iyo Tv Somali Channel oo ahayd qaybtii 8aad. Shiikh Maxamuud Shible iyo culimada kale ee ku nool dalka Kenya ayaa waxaa la filayaa in ay si faahfaahasan uga hadli doonaa wax ay ka qabto shareecada islaamka weerarkii ka dhacay xarunta ganacsiga West Gate iyo qaabka dadka muslimiinta ah ee Aqaliyaadka ee ku nool laga rabo in ay u maareeyaan arrinta dhacday.

Hoos ka Dhagayso su,aasha Sh Shible laga wiidiiyey in qof Muslin ah uu caawin karo dadkii wax ku noqday weerarkii  ka dhacay Xarunta ganacsiga ee West Gate ee magaalada Nairobi

[audio: http://k002.kiwi6.com/hotlink/pezqhy883x/shshiblnairobi.mp3] ama Halkaan ka dhagayso Mp3

Hoos ka Dhagayso barmaamij oo dhamaystiran Kulanka Sh Shible iyo Tv-SomaliChannel qaybtii 8aad

Halgan.net/Somalichannel

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online