Shirkii Brussels ee New Deal oo maanta si rasmi ah u furmay.[ Live]

September 16, 2013 - Written by Editor

17Brussels:-Waxaa saakay si rasmi ah uga furmay magaalada Brussels Shirka New Deal oo ay ka qayb galayaan wufuud badan oo ka socota beesha caalamka iyop soomaaliya , dhinac Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qayb galay ilaa hadda Dowlladda Federaalka Soomaaliya , Puntland,  maamulka Gal-Mudug,  maamulka Jubba.

Maamulka Jubba ayaa  waxaa shirka uga qayb galay  Madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe, iyo Prof Gaandi iyo Ra’iisul wasaarihii hore ee DFS Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, dhinca kale  dowlladda Puntlland  ayaa waxaa wafdiga hogaaminaya madaxweynayha Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole, Wasiirka Caafimaad Dr. Cali.

no images were found

Beesha Caalamka iyo Midowga Yurub oo shirkaan  waxaa ay ka yihiin garwadeen ayaa waxaa ay sheegeen in dhaqaalo fara badan ay ku bixinayaan dib u dhiska dalka Soomaaliya iyo in laga saacido  Soomaaliya dhinac kaabayaasha dhaqaalaha.

Halkaan ka eeg sawiro kale oo Shirka New Deal  iyo wafdiga madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya.

no images were found


 Hoos ka Daawo si live ah Shirka New Deal ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online