Shirkii Golaha iskutaga Masaajida ee Waqooyiga Maraykanka oo weli socda.[Masawiro]

September 7, 2013 - Written by Editor

4Waxaa maanta oo taariikhdu ay ku began tahay 09/07/13,waxaa si habsami leh u socdo shirkii sanadlaha ahaa ee Golaha iskutaga Masaajida ee Waqooyiga Maraykanka,shirka sanadkan waxaa ka soo qayb galay dhamaan maraakista xubnaha ka ah majliska oo hadda gaarayso 21 masjid. Golaha ayaa sanadkaan  waxaa uu ka doodayaa qodobo wax tar u ah umada Muslimka ah gaar ahaan jaaliyada Soomaaliyeed qodobadaas oo ay ugu wayn tahay siddii kor loogu qaadi lahaa, dar darna loo galin lahaa ama  loo badbaadin lahaa dhalinta jaaliyada,shirku wuxuu soconaayaa ilaa maalinta Axada ah ee nagu foodleh.

no images were found

Jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa waxay aad iyo aad uga warsugayaan,go’aamada waxtarka ah ee ka soo bixi doono shirka waxaa sidoo kale maanta soo gaaray shirka majliska Gudoomiyaha shuurada ee Sh.Abdirahman Sheekh Cumar oo in muda ah safaro dacwadeed ugu maqnaa wadanka Soomaaliya , Sheikha ayaa maanta si habsami leh ula wareegay hogaaminta iyo daadihinta shirka maadaama uu ahaa Gudoomiyaha Golaha.

Xafiiska dacwada iyo Iclaanka
Golaha Isutaga Majliska.

Minneapolis,Mn,

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online