Tv-ga dalka Kenya Citezentv raggii weeraray Westgate ma baxsadeen.[Daawo]
September 28, 2013 - Written by EditorNairobi:-Sida uu baahiyey mid ka mid ah Tv-da dalka Kenya laguna magacaabo Citezentv ayaa sheegay in raggii fuliyey weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga ee WestGate ee magaalada Nairobi ay baxsadeen ka dib markii ay ka baxeen dhulka hoostiisa. Waxaa is weydiin leh ragga fuliyey weerarka xarunta ganacsiga ee West Gate sidee bay ugu suurto gashay in ay baxsadaan iyadoo la ogaa wax ciidamo ku xeernaa goobta.
Dad badan oo u dhuun daloola siyaasada ayaa shaki weyn ka muujiyey qaabka iyo warbixinada kale duwan ee ka soo baxay ka dib weerarkii WestGate oo ay masuuliyadooda ay sheegteen Ururka Al-shabaab.
Hoos ka Daawo warbixinta ay diyaaeiyeen Tv-dalka Kenya Citezentv
Hoos ka Daawo warbixinta ay diyaariyeen Tv- Aljazeera.net
Cabdi Yare
Halgan.net