Tv-ga SomaliChannel oo waraysi gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Puntlland.[Daawo]

September 3, 2013 - Written by Editor

farooleNairobi:-Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Tv- Somali Channel  isagoo ka waramay socdaalka uu ku joogo  dalka Kenya , xiriirka ka dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hishiiskii dhawaan dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland, doorashooyinkii ka dhici lahaa Puntlland ee baaqday, waxqabadkiisii ilaa intii talada uu ka hayey Puntlland wixii u qabsoomay.

Hoos ka Daawo  Waraysiga Tv-ga SomaliChannel  uu la yeeshay Madaxweynaha Puntland

Source Tv-SomaliChannel

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online