Umada oo looga digayo bedelida Xasaan Xuseen qoraalada uu ka soo xigto culimada Islaamka.[Akhriso]
September 3, 2013 - Written by EditorNairobi:Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa ay idiin soo gudbinaa caawa Kitaab uu qoray Sh Maxamuud Shibli uuna uga magacdaray تحذير الأمة من تحريفات حسان لقوال العلماء والأئمة [Umada oo looga digo bedelaada uu Xassaan Xuseen Aadam bedelo Aqwaasha ama Oraahyada Culimada Islaamka] Shiikh Maxamuud Shibli ayaa waxaa uu Kitaabka ku qaadaa dhigayaa Aqwaal culimo oo uu Xassaan Xuseen Aadam uu wax ka bedelay sidda uu ku xusayo Kitaabkiisa isagoo umada uga digaya Xassaan Xuseen Aadam.
Mareegta Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray Nuqul ka mid ah kitaabka تحذير الأمة من تحريفات حسان لقوال العلماء والأئمة Kitaabka ayaaa waxaa uu ku qoran yahay Af-carabiga waxaan la filayaa in Sh Maxamuud Shibli uu arrintaan uu ka geli doono muxaadaraad sidda uu balan qaaday.Halkaan ka akhriso Kitaabka Sh Shibli تحذير الأمة من تحريفات حسان لقوال العلماء والأئمة oo dhamaystiran PDF
Halgan.net