
(January 10, 2014)
Nairobi:-Waayaha aduunku maalinba waxbaa laga bartaa, mar walibana wax aadan filayn ayaa kaa soo mara, qofka dhugta leh wuxuu ka dhaxlaa dhaayo anfaca, dhagar banadanna wuu kaga badbaadaa.Waxaan maant Daacish dadkii ma wada ogaaday? W/Q Sheekh Xasan Ibraahim Abu Xasaan
(January 10, 2014)
Dowladda islaamiga ah ee ciraaq iyo shaam ama ( daacish) waa koox uu hoggaamiyo nin qarsoon oo la yidhaahdo Baqdaadi,oo ka dagaallanta ciraaq iyo suuriya,sida daahirka ah waxaa la moodaa inay la dagaa Sh Musatafe Xaji Ismaaciil oo ka hadlay gabadha Muslimadda ah iyo isbedelka waqtiga.
(January 10, 2014)
Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil, oo dhawaanahan ku sugnaa magaalada Nairobi, ayaa muxaadarooyin ku qabtay dhowr masjid, iyadoo dadka magaalada Nairobi ku nool ay Sheekha muxaadarooyinkiisa si weyn ula s

(January 10, 2014)
Waxaa Tv-ga Al-akhbaar 12 bishii December 2013 uu waraysi gaar ah la yeeshay Muftigii hore ee ururka Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani isagoo ka waramay xaaladihii kala duwan ee uu soo maray U

(January 10, 2014)
Garoowe:-Guddiga gurmadka culimada Puntland ayaa xoolo nool oo Ari ah kala wareegay Issimo, Cuqaal ay shacabka Buuhoodle ee degmada Cayn u soo xilsaareen in ay ku wareejiyaan Guddiga gurmadka culim

(January 10, 2014)
Garoowe:-Madexwaynaha cusub ee dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Idaacadda BBC-da qaybteeda Afka-Soomaaliga isagoo ka hadlay dareenkiisa ku aadan Bannaanbax lagu taageerayo doorashadii Puntland oo ka dhacay Dhuusamareeb
(January 10, 2014)
Dhuusamareeb:-Bannaanbax lagu taageerayo doorashadii ka dhacday Puntland laguna doortay madaxweynaha Puntland Dr C/wel Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeen kiisa C/xakiin Camey ayaa waxaa uu ka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|