Cabdixakiin C/laahi Cumar Camay oo ku guuleystay Madaxweyne ku xigeenka Puntland

January 8, 2014 - Written by Editor

cameyGaroowe:-Waxaa haatan la soo afmeeray tartanka Madaxweyne ku xigeenka Puntland waxaana ku tartamayey Cabdixakiin C/laahi Xaji Cumar Camay iyo CLaahi Xirsi Timacde waxaana ku guuleystay Cabdixakiin C/laahi Xaji Cumar Camay oo halay 48 cod Halka uu helay CLaahi xirsi Tima Cadde 16 Cod.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Jen Cabdisamed Cali Shire ayaa hambalyo u diray Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland Cabdixakiin C/laahi Xaji Cumar Camay wuxuuna kula taliyey in howshii ay dowladii ka horeysay soo qabatay uu sii laba jibaaro wuxuuna balan qaaday in uu la shaqeyn doono.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online