Codaynta Wareegii 2aad ee xilka madaxweyne ku xigeenka Pl oo socota iyo 3 musharax oo isku soo haray[Daawo Live]

January 8, 2014 - Written by Editor

liveGaroowe:-Waxaa hadda la guda galay in Xildhibaanada Baarlamaanak Puntland ay u codeeyaan qofka noqonaya madaxweyne ku xigeenka Puntland xilkaas oo ay u tartamayaan 10 musharax balse wareegii koowaad ayaa waxaa ku haray ilaa 7 musharax waxaan soo baxay 3 musharax oo hellay codka ugu badan xilidhibanaadawaxaan ay kala yihiin.

1.Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar 26 cod
2.Cabdilaahi Cali Xirsi Timacade  13 cod
3.Gen. Cabdisamad Cali Shire 12 cod

Waxaa hadda si toos ah loo  bilaabay codayntii wareegii labaad oo ay ka hareen ilaa 8 musharax, ciidanka amaanka Garoowe ayaa aad u adkeeyey amaanka magaalada waxaan la arkayaa ciidamo.

Liiska Musharaxiinta ka haray u tartanka xilka madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa waxaa ay  kala yihiin:-

1.Axmed Cilmi Cismaan Garaash
2. Xusen Xaashi Xasan
3.Daahir Xaaji Khaliif Maxamed
4. Cabdirisaaq Maxamed Cumatr
5.Maxamed Xirsi Ducaale
6. Eng. Maxamuud Caydiid Dirir
7. Cabdilaahi Daahir Maxamuud
Hoos ka Daawo Doorasha Puntland oo haatan ka socda golaha wakiilada Puntland


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online