Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible (Dhageyso)

January 11, 2014 - Written by Editor

al-hidaaya1Nairobi:-Sh. Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa ka jeediyey khubadii Jimce Masjidka Al-Hidaaya waxaan uu Shiiku aad ugu dheeraaday in kheyrka la isku kaashado xumaantana la iska reebo aduunkana aan lagu talax tagin

Sh.Maxamuud Maxamed Shibli ayaa dadkii ku soo tukada Masjdka Al-hidaaya uga digay in ay si qaldan u isticmaalaan nimcada alle uu siiyey sida ilmaha ,Maallka iyo Dumarka

Hoos ka Dhageyso Khudbadii shalay Masjiska Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online