Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo laga taageeray Buuhoodle.[Daawo]

January 8, 2014 - Written by Editor

buuhoodleBuuhoodle:-Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn ayaa waxaa ka socda dabaal degyo waaweyn oo lagu taageerayo Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland. Dad weynaha ku dhaqan magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ay soo dhaweeyeen hogaanka cusub ee loo doortay Puntland waxaan ay dadweynuhu ay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin qaabka ay u dhacday doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland.
Hoos Ka Daawo Muqaal uu ka soo diyaariyey Tv-ga Puntland magaalada Buuhoodle

Source kalshaalenews.com
Puntland.tv, Buuhoodle

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online