Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Midowga Yurub (Masawiro)

January 25, 2014 - Written by Editor

IMG_4819Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilya wafdi ka socda Midowga Yurub waxaana wafdigaas horkacayey Michele Cervone oo ah  Safiirka Midowga Yurub ee arrimaha Somalia.Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Midowga Yurub ayaa waxaa ay ka wada hadleen xiriirka Puntland iyo EU iyo siddii dardara loo galin lahaa mashaariicda Midowga Yurub ay ka wadaan deegaanada Puntland.

Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas ayaa sheegay in ay xoojin doonaan xiriirka Midowga Yurub iyo Puntland si looga faa’iidaysto mashaariicda kale duwan ee Midowga Yurub ay ka fuliyaan degaanada Puntland.

no images were found

Wafdiga Midowga Yurub ayaa waxaa socdaalkooda ku weheliyey ilaa 12 safiir oo ka tirsan Midowga Yurub kuwaas oo xalay ka soo qeyb galay xafladii lagu caleemasaaray Madaxweynaha cusub ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online