Madaxweynaha Puntland oo Tacsi u diray eheladii Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi (Dhageyso)

January 30, 2014 - Written by Editor

GaasGaroowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta tacsi u direy eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ka mida ahaa odayaashii dhidibada u aasay Puntland xilal kala duwana ka soo qabtay dowladii dhexe ee Soomaaliya

Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa alle uga baryey in uu janadii ka waraabiyo Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi sabar iyo iimaana ka siiyo dhamaan qaraabadiisa uu ka tagay Marxuumka  iyo reer Puntland. Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi  ayaa dhintay cariga Mareykanka xalay

Hoos Ka Dhageyso tacsida uu u diray Madaxweynaha Puntland ehelada Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online