Madaxweyne Ahmed Karaash oo lagu soo dhaweeyey Garoowe (Masawiro+Cod)

January 2, 2014 - Written by Editor

KaraashGaroowe:-War haatan naga soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in goordhow uu soo gaaray magaalada Garoowe Madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan Garaash oo ka mid ah Madaxweynayaasha Maamulka Khaatumo .

Madaxweyne Ahmed Cismaan Karaash aya waxaa ku soo dhaweeyey magaalada Garoowe wasiiro ka tirsan xukuumada Puntland oo uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland Cabdi Qawdhan.

Madaxweyne Ahmed Cismaan Karaash oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Khaatumo ay ka mid tahay Puntland, balse ay jirto khaatumo khayaamo ah .

Warar hordhac ah oo ay heshay Halgan.net ayaa sheegaya in Ahmed Karaash uu kulamo kala duwan la qaadan doono Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Jen Cabdisamed Cali Shire

no images were found

Warar aan wili la hubin ayaa sheegaya in Siyaasi Ahmed Cismaan Karaash uu ku biirayo musharaxiinta u taagan xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntlan.

Hoos Ka Daawo Axmed Karaash iyo Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Faroole

Hoos Ka Dhageyso Madaxweyne Ahmed Karaashe oo ka mid ah Madaxweynayaasha Maamulka Khaatumo

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online