Wufuud kala duwan oo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose
(January 19, 2014)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaanyo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ay  ka soconaya qabanqaabada caleema saarka Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba Sheekh Axmed
Xaflad lagu soo dhaweynayo madaxda cusub ee Puntland oo ka dhacaday Odense
(January 19, 2014)
Odense:-Xaflad ka dhacday magaalada Odense ee dalka Denmark, 18kii Janaayo 2014  ayaa lagu soo dhoweeyay madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo madaxwe
Sh.Maxamed Haybe Geele oo lagu dhaawacay magaalada Hargeysa
(January 18, 2014)
Hargeysa:-Sheekh.Maxamed Haybe Geele oo ka tirsan culimada caanka ka ah ee ku nool magaalada hargaysa ayaa xalay dhaawac loogu geystay xili uu muxaadaro diini ah ka jeedi nayo Khayriyadii hore ee maga
Ganacsatada Puntland soo dhawaysay Madaxda Cusub ee Puntland, Talana u soo jeedisay
(January 18, 2014)
Boosaaso:-Xaflad ay soo qabanqaabisay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland  oo ay ka soo qaybgaleen Ganacsatadu ayaa  lagu soo dhaweeyay Madaxda cusub ee loo doortay inay Hoggaamiyaan Dowladda Pu
Wadahadaladii u dhexeeyey DFS iyo Somaliland oo wili ka socda Istanbul (Dhageyso)
(January 18, 2014)
Istanbul:-Waxaa wili ka socda magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiya wadahaladii u dhexeeyey DFS iyo Maamulka S/land waxaa ay socdaan maalintii sadexaad.Wasiirka amniga qaranka ee DFS  Cabdikari
Mu,asasada Al-Karam oo nadwo cilmiyeed lagaga hadlayey kor u qaadista xalaqaadka cilmiga ku qabatay Hargaysa
(January 17, 2014)
Hargeysa: Nadwo si balaadhan loo soo agaasimay ayaa maanta oo khamiis ah waxay ka qabsoomtay markazka al-saxaaba ee magaalada hargaysa ee xarunta s/land. Nadwo cilmiyeedkan oo lagaga hadlayey kobci
Gudiga gurmadka culimada Puntland iyo Mussa’sadda Al-minaaj oo qaybiyey 10.835 neef oo Ari ah.[Cod/masawiro]
(January 17, 2014)
Garoowe:-Gudiga gurmadka culimada Puntland iyo Mussa’sad Al-minaaj oo is kaashanaya ayaa waxaa maanta  ay soo gabagabeeyeen wajigii labaad ee xoolo goynt loogu samaynayey dadkii ku ceyroobay roobab
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal [Video]
(January 17, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada Jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaaa khudbadii maanta uu Sheekha uga hadlay Asb
Golaha Wasiirrada Maamulka KMG Jubba oo la dhamaystiran
(January 17, 2014)
Kismaayo:-Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyey xarunta madaxtooyadda ee magaalada Kismaayo Madaxweyne ku xigeen kii 2aad  iyo weliba Golahii wasiiradda ee maamulka Jubba, xaflada lagu dhaariyey G
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(January 17, 2014)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible ayaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa uu uga hadlay ducada alle iyo adaabta , faa,iidooyinka ay leedahay waxaa kale oo sheekhu ku booriyey dadweynaha soo

« Previous PageNext Page »