Ciidamada Daraawiishta Puntland oo saaka duulaan ku qaaday Buuraha Galgala (Dhageyso)
(January 25, 2014)
Boosaaso :-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamada Daraawiishta ee Puntland ay saaka weerar ku qaadeen Buuraleyd Golis qeybo ka mid ah halkaas oo Caleemo saarkii madaxda cusub ee Puntland oo la soo gabagabeeyey iyo khudbadihii laga jeediyey (Daawo)
(January 24, 2014)
Garoowe:-Waxaa caawa la soo gabagabeeyey Munaasabad balaaran oo lagu Caleemo saarayo madaxda cusub ee Puntland waxaana xaflada ka soo qeyb galay madax kala duwan oo ka tirsan beesha Caalamka iyo Maamu Sheekh Fu,aad M. Xaaji Nuur oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya
(January 24, 2014)
Nairobi:-Sheekh Fu,aad M. Xaaji Nuur ayaa waxaa uu muxaadaro qiimo leh ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu muxaadaradiisa uga hadlay Toosnaanta Sheekh Fu,aad Xarunta Madaxtooyadda Puntland oo ay ka bilaabtay Xafladdii caleema saarka wajigii 2aad[Masawiro].
(January 24, 2014)
Garoowe:-Waxaa dhawaan a bilowday xarunta madaxtooyadda ee Puntland ee magaalada Garoowe wajigii labaad ee caleemasaarka madaxda cusub ee Puntland, wufuud kale duwan ayaa hadda soo gaaray xarunta mada Madaxweynayaashii hore ee Puntland oo khudbad ka jeediyey Xarunta PDRC.[Dhagayso]
(January 24, 2014)
Garoowe:-Madaxweynihi hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse Xirsi oo hadal kooban ka jeediyey Xaflada caleemasaarka ee madaxda cusub ee Puntland oo ka socota xarunta Hay’adda Cilmi baarista Puntland ee P Xafladii caleemasaarka Madaxda Puntland wajigii koowaad oo ka socota xarunta PDRC
(January 24, 2014)
Garoowe:-Waxaa xarunta Hay’adda Cilmi baarista Puntland ee PDRC ee magaalada Garoowe ka bilawday xaflad lagu caleemasaarayo madaxda cusub ee Puntland, Xafladaan ayaa waxaa ka soo qayb galay madax ka Taliyaha ciidanka difaaca Puntland Gen.Siciid dheere oo ku eedeeyey qaraxii Gaalkacyo Al-shabaab [Dhagayso]
(January 24, 2014)
Garoowe:-Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) oo waraysi gaar ah siiyey Radio Garoowe ayaa waxaa uu ku eedeeyey qaraxii ka dhacay magaalada Gaalakacyo la Hay’adda wanaag-farista iyo xumo reebista oo shaqooyin dacwadeed si dar-dar leh uga wadda magaalada Laascaanood.
(January 24, 2014)
Laascaanood:-Hay’adda wanaag-farista iyo xumo reebista ayaa si dar-dar leh shaqooyin dacwadeed oo balaadhan uga wadda guud ahaanba Gobolka Sool gaar ahaana magaalada lascanod. Hay’adda oo muddo ko DFS oo soo dhoweeysay in ciidamada Itoobiya ay ka mid noqdaan AMISOM (Daawo)
(January 23, 2014)
Baydhabo:-Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweysay in ciidanka Itoobiya ay ka mid noqdaan ciidanka AMISOM waxaana xaflada ka qeyb galay Abaanduulaha ciidanka DFS Saraakiil ka tirs Madaxda Sare ee DFS oo ka qeybgalay Casho Sharaf uu G/ Baarlamaanka u sameeyey
(January 23, 2014)
Munaasabad casho sharaf ah oo qeyb ka aheyd xeritaanka Kalfadhiga 3aad ee Golaha Shacabka ayaa xalay lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda oo aheyd mid si heer sare
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|