Qoraa Jaamac Cumar Ciise Aw-Jaamac oo ku geeriyooday dalka Jabuuti

January 6, 2014 - Written by Editor

aw jaamcAllaha u naxariistee waxaa ku geeriyooday dalka Jabuuti qoraa Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Jaamac Cumar Ciise oo si weyn looga yaqaanay gudaha dalka Soomaaliya iyo dibadiisa. Allaha u naraxiistee Qoraa  Jaamac Cumar Ciise Aw-Jaamac  ayaa waxaa uu ahaa Qoraa iyo Taariikh-yahan waxaan uu qoray buuggaag badan  oo uu ku qoray luqada Soomaaliga waxaan ugu caansan buug la yiraahdo Taariikhdii Daraawiishta , Allaha u naxariistee Qoraa Jaamac Cumar Ciise Aw-Jaamac  ayaa sanadihii danbe waxaa uu deganaa dalka Jabuuti.

Dhamaan Ehelada  Qoraa  Jaamac Cumar Ciise Aw-Jaamac  iyo bulshada Soomaali yeed ayaan uga tacsiyeynaynaa geerida ku timid Qoraa  Jaamac Cumar Ciise Aw- Jaamac  waxaan Alle uga baryeynaa in janadii firdowso ka waraabiyey qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Maamulka iyo wariyaasha shabakadda Halgan.net, waxay tacsi u dirayaan dhammaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Qoraa Aw Jaamac, isagana waan alle uga baryeynaa mar labaad in uu u naxariisto aaaaaaaaamin.

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online