Ra’iisal wasaarihii hore ee DFS Prof.Geedi oo ka hadlay doorashada Puntland[Dhagayso]

January 5, 2014 - Written by Editor

geediNairobi:-Ra’iisal wasaarihii  hore ee dowladda Federaalka ee ku meel gaarka Prof Cali Maxamed Geedi oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaa uu ku amaanay Puntland qaabka nabad gelyada ah ee loo doortay gudoonka baarlamaanka Puntland.

Ra’iisal wasaarihii  hore ee dowladda Federaalka ee ku meel gaarka Prof Cali Maxamed Geedi  ayaa sheegay in uu si wanagsan u garanayo guddoomiyaha baarlamaanka cusub ee Puntland Siciid Xassan Shire waxaan uu xusay iin uu yahay shaqsi ka soo bixi kara xilka loo doortay.

Ra’iisal wasaarihii  hore ee dowladda Federaalka ee ku meel gaarka Prof Cali Maxamed Geedi  ayaa sidoo kale sheegay in guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland Siciid Xassan shire uu ka mid noqday golahii wasiirada ee xukuumadii uu hogaaminayey.

Ra’iisal wasaarihii  hore ee dowladda Federaalka ee ku meel gaarka Prof Cali Maxamed Geedi  ayaa ugu baaqay shacab iyo maamulba in lagu daydo horumarka iyo nabadgelayad ka jirta Puntland iyo qaabka hufan oo ay u doorteen hogaanka gudoonka baarlamaanka Puntland.

Hoos ka Dhagayso waraysigii uu Radio Daljir la yeeshay Ra’iisal wasaarihii hore ee DFS Prof. Geedi

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online