Ra’iisul wasaare Sharmaarke oo la kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse [Masawiro]

January 2, 2014 - Written by Editor

10Garoowe:-Ra’iisulwasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa saaka waxaa kulan la qaatay  Boqor Burhaan Boqor Muuse iyadoo kulanku uu ka dhacay hoyga uu ka degan yahay Boqor Burhaan Boqor Muuse magaalada Garoowe.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay howsha culus ee loo igmaday Boqor Burhaan Boqor Muuse waxaan uu Alle uga baryey in xilkaas culus Alle u fududeeyo.

Ra’iisulwasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa la filayaa in uu kulamo gooni gooni ah la qaadan doono Issimada ku sugan magaalada Garoowe iyo waxgaradka kale si loo dhamaystiro howlaha weli ka qabyadda ah in doorashada Puntland ay u dhacdo si nabad gelyo ah oo xalaal ah.

Boqor Burhaan Boqor Muuse  ayaa waxaa uu mahad balaaran u jeediyey Ra’iisulwasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake isagoo uga mahad celiyey booqashadiisa Puntland guud ahaan gaar ahaan mid  gaarka ah ee uu ugu yimid.

no images were found

Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa la flayaa in uu kulan la qaadan doono madaxweynaha Puntland ee uu xilkiisa sii dhamaanayo iyagoo ka wada hadli doono arrimo ku saabsan doorashooyinka Puntland iyo xaalada guud ee dalka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa waxaa uu ka mid ahaa siyaasiyiintii qaybta weyn ka qaatay dhismihii maamulka Jubbaland.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online