Xaaji Xusseen Yaasiin oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlmaanka Puntland

January 4, 2014 - Written by Editor

7Garoowe:-Waxaa dhawaan sidoo kale la soo gabgabowday codayntii doorashada gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Puntland waxaan u tartamay ilaa labo musharax oo kala ah Xildhibaan Xaaji Xusseen Yaasiin  iyo Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Daahir .

Xildhibaan Xaaji Xusseen Yaasiin ayaa ku guulaystay in uu noqdo gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Puntland waxaan uu helay 35 cod halka  Xildhibaan Cabdixakiim Macalin Daahir oo la tartamayey uu hellay 29 cod.

Doorashada  xilka gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo ku xigeenadiisa ayaa saaka ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland iyadoo la soo afmeeray dhawaan waxaa ay ku dhacday codbixintu jawi nabadeed oo degan iyadoo Xildhibaanada Puntland la arkayey iyagoo codkooda u bixinay si wanaagsan.

M_M_Deeq
Halgan.net    

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online