Xafladii xiritaanka dowrada dhalinyarada Masjidka Alhuda ee Helsinki, Finland(Daawo)

January 11, 2014 - Written by Editor

said-rage-3Filand:-Waxaa Markazka Alhuda ee Finland lagu soo gabagabeeyay dowradii 3aad ee xilliga jiilaalka ee dhalinta horseed ee markazka Alhudaa ee Finland..waxay ahayd xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay.. Waxaa ka hadlay ugu horayn Madaxa arimaha dacwada ee markazka macallin Maxamed Xasan Sheekhoow oo ka war bixiyay dacwada masjidka iyo sidii loo soo agaasimay dowrada, sidoo kale waxaa ka hadlay sh Cabdullahi Aadan Cali oo isna ka hadlay muhimadda dowraadka u leeyihiin dhalinyarada, dhinaca waalidiinta waxaa u hadlay Ingineer Cabdikariim oo xooga saaray sida loogu baahan yahay on isbedel la sameeyo, taasina ay ku xiran tahay qof walbaa iyo sida uu u doono.

 Kadib waxaa ay ardaydu ay soo bandhigeen gabdho iyo wiilalba wixii ay dowrada ku barteen..

 Sh Axmed Nuur oo ka mid ah culimada markazka ayaa isaguna tacliiqiyay bandhigii dhalintu ay qabteen iyo sida looga faa’iidaystay dowrada.. kadibna waxaa kalmidii khitaamka qaatay  Sh Abdirazak sugulle oo ku soo xiray lix qodob oo ku wajahan waalidka iyo dhalinta..

Barnaamijka oo muuqaal ahna hoos ka daawo…

Finland
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online