
(July 15, 2014)
Qardho:-Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 17/ Ramadaan 1435H lagu soo gunaanaday Dawradii Sharciga ahayd ee sanad walba lagu qaban jiray xagaaga magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Dawrada

(July 15, 2014)
Boocame:-Munaasbad baladhan oo laguqabtay Magaalada Boocame taas oo loo qabtay aryda wax Ka Barata machadka- Iimaamu shaafic ee Magaalada boocame,Kaas oo galay sanadkii Labaad waxaa halkaas ka soo qay

(July 15, 2014)
Gaza:-Markii ugu horeysay ayaa garabka milatari ururka Xamaas (Cizudiin Al-Qasaam ) waxaa uu diyaarad kuwa wax basaasa ee AIC u dirtay deegaanada ay xooga ku heystaan ciidanka Yahuuda. Diyaarada ay Danjire cusub ee dowladda Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid oo waraysi siiyey VOA.[Dhagayso]
(July 15, 2014)
Dawladda Somalia ayaa dalka Maraykanka u soo magacowday danjirihii ugu horeeyey ilaa markii ay burburtay dawladdii dhexe bishii January ee sanadkii 1991. Danjiraha cusub waa DrCumar Cabdirashiid Cali

(July 15, 2014)
Muqdisho:-Maxkamada ciidamada qalabka-sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saaka toogatay labo dhalinyara ah oo dilay alaha u naxariistee Nafisa Cismaan Salaad oo ahayd gabar arday ah dilkaas o

(July 15, 2014)
Washington:-Madaxweynaha dowladda Maraykanka Brack Hussein Obama ayaa maanta ka gudoomay safiirka cusub ee DFS u fashin doona dalka Maraykanka waraaqihii aqoonsiga safiirnimo Dr.Omar Abdirashid Ali Sh
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|