![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/IMG_9755.jpg)
(August 2, 2014)
Laascaanood:-Waxaa xalay lagu qabtay Machadka Al-furqaan ee magaalada Lascanod xaflad lagu soo xidhayey shir ay Dalladda Macaahidada Sharciga ah ee Soomaaliya u qabatay arday ka socotey 12machad oo ka Madaxweynihii hore ee DGPL Dr.Cabdiraxmaan Farole oo hambalyo diray.[Dhagayso]
(August 2, 2014)
Garoowe:-Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa waxaa uu hambalyo ku aadan 1 Augsta 2014 oo ay ka soo wareegtay 16 guuradii markii la aasaasay maamulka Punt
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/IMG_5738.jpg)
(August 2, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta aqalka madaxtooyada kusoo dhaweeyay wafdi xildhibaano katirsan barlamaanka federalka Soomaaliya oo maanta Garowe soo gaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/xasan.jpg)
(August 2, 2014)
Garoowe:-Wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminay Ra'iisul wasaarihii hore ee soomaliya haddana ah Xildhibaan ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudan Xassan Abshir Faarax ayaa soo gaaray magaala Ra’iisul Wasaare DFS oo Shacabka iyo Xukuumadda Puntland ugu hanbalyeyeey Sannadguurada 16-aad
(August 2, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa hambalyo ku aadan sannadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay asaaskii Puntland u diray shacabka iy
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/SAM_32341.jpg)
(August 2, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu Xalay Magaalada Garoowe gaar ahaan Hoolka Golaha Wakiilada Puntland kaga qayb galay Xaflad Balaaran oo lagu waynayna
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|