Banaanbax saaka ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood
(August 14, 2014)
Laascaanood:-Waxaa saaka ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool banaanbax lagu taageerayo maamulka Khaatumo oo hogaankiisa loo doortay Prof Cali Khaliif, dadweyne dhigayey banaanbax a
Madaxwaynaha DGPL oo dib ugu soo laabtay caasimada Dowladda Puntland ee Garoowe [Masawiro].
(August 14, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo 9-8-2014-kii ka ambabaxay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland oo maalimihii lasoo dhaafay hawlo shaqo ku joogey
Machadka Al-Faaruuq ee Gaalkacyo oo Sanad dugsiyeed cusub uu u bilowday [Masawiro]
(August 14, 2014)
Gaalkacyo:-Ka dib fasixii Mudada Xagaaga ah ayaa Machadka Al-Faaruuq ee Daraasaatka Islaamka iyo Luqada Carabiga oo hoostaga Raabidada Macaahida Sharciga ah ee Soomaaliyana kuna yaala Magaalada Gaalka
Prof.Cali Khaliif Galayr oo loo doortay madaxweynaha Khaatumo[Masawiro]
(August 14, 2014)
Saaxdheer:-Waxaa beryahaan ka socdey degmada saaxdheer oo 72km dhinaca koonfureed ka xigta magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool shirweynihii 3aad ee maamulka Khaatumo waxana halkaasi lagu doo
Socdaalkii ay xubnaha Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ku tageen Muqdisho.[Daawo Video]
(August 13, 2014)
Muqdisho, 13 Agosto 2014 – Xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho maanta aroortii iyagoo booqasho taariikhi ah ku yimid dalka Soomaaliya si ay u eegaan horuma
Shirweynihii 3aad ee Mu’assasada Al-minhaaj ee dacwada iyo horumarinta oo maanta ka furmay Garowe.[Masawiro]
(August 13, 2014)
Garoowe:-Mu,asasada Al-minhaaj ee dowladda Puntland ayaa maantay qabtay xaflad ay ku soo bandhigaysay waxqabadkeedii mudadii ay xilka haysay warbixintaan oo ahayd mid dhinacyo badan taabanaysay ayaa w
Wafdi booqasho ku tegay dhismaha Mac-hadka Imaam Nawawi ee Magaalada Qabridahare
(August 13, 2014)
Qabridahar:-Badhtamihii bisha july ee sanadkan 2014ka ayaa booqasho indha-indhayn dabagal, iyo dardar galin ahi ku tageen dhismaha machadkan ee laga dhisayo magaalada qabridahar wafdi balaadhan oo ay
Hay,adda SUNNA oo Seminaar ku qabtay Hotel ilyaas ee magaalada JigJiga.[Masawiro]
(August 13, 2014)
JigJiga:- Hay,adda SUNNA ee arrimaha tacliinta iyo dacwada ee ka howl gasha dowladd deegaanka Soomaalida Itoobiya isla markaana ah hay,adda dadaal balaadhan oogu jirta kor u qaadida maqaamka dacwadeed
Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo BBC-du ay waraysi la yeelatay.[Dhagayso]
(August 13, 2014)
Garoowe:-Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo ka soo jeeda Gobalka Sool ayaa waraysi uu siiyay BBC waxaa uu sheegay in uu yahay oday Soomaaliyeed oo ka shaqayn doono nabad iyo in khibradiisa maamul laga fa
Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed oo la weydiiyey su’aallo muhiim ah[Daawo]
(August 13, 2014)
Nairobi:-Barnaamijka Wacyi ee taleefishinka Somalichannel, ayaa waxa toddobaadkan  marti ku ahaa guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed, Sheekh Dr. Bashiir Axmed Salaad. Barnaamijka toddobaadk

« Previous PageNext Page »