Madaxweynihii hore ee DGPL Dr.Cabdiraxmaan Farole oo hambalyo diray.[Dhagayso]
(August 2, 2014)
Garoowe:-Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa waxaa uu hambalyo ku aadan 1 Augsta 2014 oo ay ka soo wareegtay 16 guuradii markii la aasaasay maamulka Punt Madaxweynaha DGPL oo madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaanada Puntland ugu jira DFS ee Garoowe ku soo laabtay
(August 2, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta aqalka madaxtooyada kusoo dhaweeyay wafdi xildhibaano katirsan barlamaanka federalka Soomaaliya oo maanta Garowe soo gaa Wafdi Xildhibaano ka tirsan DFS oo uu hogaaminayo Xassan Abshir Faarax oo gaaray Garoowe
(August 2, 2014)
Garoowe:-Wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminay Ra'iisul wasaarihii hore ee soomaliya haddana ah Xildhibaan ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudan Xassan Abshir Faarax ayaa soo gaaray magaala Ra’iisul Wasaare DFS oo Shacabka iyo Xukuumadda Puntland ugu hanbalyeyeey Sannadguurada 16-aad
(August 2, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa hambalyo ku aadan sannadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay asaaskii Puntland u diray shacabka iy Madaxwaynaha DGPL oo khudbad xiiso leh ka jeediyay Sanad Guuradii 16-aad ee ka soo wareegatay Aasaaskii Puntland.[Video]
(August 2, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu Xalay Magaalada Garoowe gaar ahaan Hoolka Golaha Wakiilada Puntland kaga qayb galay Xaflad Balaaran oo lagu waynayna Sh. Umal oo khudbadii Jimcaha ee maanta uga hadlay duulaanka Israel ku leyneyso shacabka reer Gazza.[Daawo]
(August 1, 2014)
Nairobi:-Sh. Umal ayaa khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay duulaanka Israel ku leyneyso shacabka reer Gazza. Sheekha, ayaa sheegay in dadka muslimiinta ah ay ka dhigan yihiin sidii hal qof, wuxuuna Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Dr. C/llaahi Xassan Ibraahim.[Dhagayso]
(August 1, 2014)
Nairobi:-Dr. C/llaahi Xassan Ibraahim ayaa maanta khudbadii Jimcaha waxaa uu ka soo jeedi yay Masjidka Al-hidaaya ee magalda Nairobi Sh Dr Cabdullaahi ayaa waxaa uu khudbadiisa uga hadlay cibaadada oo Xafladii Sanadguurada16aad markii la aasaasay Puntland oo ka socoto caawa xarunta Baarlamaanka Puntland.[Masawiro]
(August 1, 2014)
Garoowe:-Waxaa caawa si toos ah ugu socda hoolka Baarlamaanka Dowladda Puntland ee magaalada Garoowe xaflad lagu xusayo sanadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay maamulka Puntland , R.W Cabdiweli Dilka Madeer waa mid loo geystay guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed
(August 1, 2014)
Muqdisho:-Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh.Axmed Maxamed, ayaa cambaareeyay dilkii xaq darada ahaa ee maanta loogu ge Madaxweynaha DGPL Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka qayb galay xuska 1-da Augusto.[Masawiro]
(August 1, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha DGPL Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowladda Puntland kaga qayb galay Munaasabad Balaaran oo loogu dabaal dagayay Sanad guuradii 16-aad
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|